URURRADA CAALAMIGA

INGIRIIS SOOMAALI
African Union Midowga Afrika
European Union Midowga Yurub
Internatioan Footbal FedErtion Xiriirka Kubbadda Cagta ee Adduunka
International Red Cross Laanqayrta cas ee Caalamiga
International Olympic Committee Guddiga Olombikada Adduunka
International Refugee Organization Ururka Qaxootiga Adduunka
Red Crecsent Bisha Cas
African development Bank (IDB) Bankiga Horumarinta Afrika
North Atlantic Treaty Organization (NATO) Gaashaanbuurta (NATO)
UN security Council Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Gulf Cooperation Council Golaha Iskaashiga Khaliijka
International Court of Juctice Maxkamadda Caddaaladda Adduunka
Food and Agircultural Federation (FAO) Hay’adda Cuntada Adduunka
International Trade Organization (ITO) Ururka Ganacsiga Adduunka
World Chess Federation Xiriirka Shatarinjiga Adduunka
International Labor Organization Ururka Shaqaalaha Adduunka
Organization of Islamic Converence (OIC) Shirweynaha Dawladaha Islaamka
Human rights watch Hay’adda dhawrista Xuquuqul Insaanka
World Bank Bankiga Adduunka
United Nations (UN) Qaramada Midoobay
Arab League (AL) Jaamacadda Carabta

Eray bixinta Bay’olajiga:

INGIRIIS SOOMAALI
Abdomen Ubuc
Abducens Dareen wadnaha lixaad ee basada
Absicission Dhacsi
Absorption Nuugid
Accessory Dheeraad
Accessory bud Ruqur dheeraad ah
Accessory fruits Midho dheeraad ah
Accessory nerve Dareen wade dheeraad ah
Acetabulum Indhal dalool misgeed
Achene Akiin
Achlamydeous Malaacayaal laawe
Acid Asiidh
Acoelomate Qaaxo laawe
Acqired charactar Astaan deegaaneed
Acropetal Korriin qumman
Acrosome Akrosoom
Actinomorphic Ubax qumman
Active transport Gudbin firfircoon
Adaptation Qabatin
Adaptive behavier Asaw qabatin

Eray bixinta Kimistariga:

INGIRIIS SOOMAALI
Absolute                      Sugan
Absolute alcohol Alkohool sugan
Absolute potential Kayd sugan
Absolute rate reaction Dhakhso falgal sugan
Absolute weight Culays sugan
Absorpent La nuuge
Absorption meter Nuugid beeg
Absorption Nuugid
Absorption coefficient Weheliye nuugid
Absorption spectrum Jeegaan nuugid
Absorption tube Dhuun nuugid
Acceleration Karaar
Acceleration filter Miire karaar
Acceptor Qaate
Acetaldehyde Asitaldhihaydh
Acetamida Asitamaydh
Acetic acid Asetik asiidh
Acetone Asitoon
Acetyle Asitayl
Acitylene Asitayliin