23 05, 2020

Khilaafka Ciidul-Fitriga Sanadka 1441H

Bilashadii Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa dalka si isku mid ah looga wada soomay iyada oo aan la soo werin wax khilaaf ah oo ku aaddan billowga maalinta koowaad ee Ramaadaanka. Waxaa si weyn la isugu khilaafay oo Soomaaliya oo aan lagu tirin jirin dawladaha ku horreeya ee sooma ama ciida caalamka Islaamka ayaa sanadkaan [...]

21 05, 2020

Post

12 06, 2019

NATIIJADA FASALKA 4AAD EE DUGSIGA SARE JAABIR BIN XAYAAN FARACA AFARTA JARDIINO

NATIIJADA FASALKA 4AAD EE DUGSIGA SARE

23 05, 2018

MAXAA FUDUDEEYA FASHILKA IMTIXAANNADA DALLADEED IYO MIDKA DAWLADEEDBA?

Imtixaannada midaysan oo mid kastaba heer yahay laga billaabo dugsiyo hal hay’ad ay maamusho, kuwo dallad hoos taga, kuwo hal deegaan ku wada yaalla ilaa midka heer qaran oo ay maamusho Wasaaradda Waxbarashada waxaa laga leeyahay hal ujeeddo oo ah qiimaynta ardayga iyadoo loogu kuurgalayo hadba heerka ay joogaan ardayda laga qaadayo imtixaanka. Waxbarashadii dalka [...]

3 04, 2018

ARDAYDA DUGSIYADA MACALLIN JAAMAC IYO JAABIR BIN XAYAAN OO GARGAAR GAARSIIYEY C/SHAKUUR MACAASH TABANE

  Ardayda wax ka barata dugsiyada Macallin Jaamac iyo Jaabir Bin Xayaan oo hoos taga Mu'asasada Maka Al- Mukarama ayaa deeq gargaar ah gaarsiiyey C/shakuur Macaash Tabane oo ah wiil yar oo 10 sano jir ah lagana keenay miyiga Gobolka J/Hoose. C/shakuur waxa uu ka soo jeedaa qoys dan yar oo reer miyi ah waxaa [...]

6 01, 2018

NATIIJADA IMTIXAANKA TEERAMKA 2017-2018 EE DUGSIGA JAABIR BIN XAYAAN (Faraca Nasteexo)

12-aad        11-aad       10-aad         9-aad

6 01, 2018

NATIIJADA IMTIXAANKA TEERAMKA 2017-2018 EE DUGSIGA JAABIR BIN XAYAAN (Faraca C.qalow)

F4      F3       F2A      F2B      F1

4 01, 2018

NATIIJADA IMTIXAANKA TEERAMKA 2017-2018 EE DUGSIGA JAABIR BIN XAYAAN (Faraca Afarta Jardiino)

F1A F2A F2B F2C F2D F3A F3B F3C F3D F3F F4A F3E F4B F4C F4D F4E F4F

3 01, 2018

NATIIJADA IMTIXAANKA TEERAMKA 2017 — 2018 EE DUGSIGA MACALLIN JAAMAC

DUGSIGA H/SHEXE IYO SARE EE MACALLIN JAAMAC NATIIJADA IMTIXAANKA TEERAMKA SANAD DUGSIYEEDKA 2017--2018 NATIIJO F4A       NATIIJO F4B        NATIIJO F4C       NATIIJO F4D ============================================== NATIIJO F3A      NATIIJO F3B      NATIIJO F3C      NATIIJO F3D      NATIIJO F3E ============================================== NATIIJO F2A     NATIIJO F2B      NATIIJO F2C     NATIIJO F2D [...]

8 12, 2017

TARTAN AQOONEEDKA DUGSIGA JAABIR BIN XAYAAN (FARACA AFARTA JARDIINO) OO LA SOO GEBOGABEEYEY F3E VS F2B.

Tartan aqooneedka heerka dugsiga sare ee dugsiga Jaabir Bin Xayaan (Faraca Afarta Jardiino) ayaa lagu soo gebogabeeyey xarunta dugsiga, tartankaan oo ah mid sanadkiiba laba mar la qabto ayaa teeramka hore ee sanad dugsiyeedka 2017/2018 waxaa isugu soo haray labada fasal ee kala ah F3E iyo F2B ka dib markii ay ka soo banbaxeen 17 [...]