MAXAA FUDUDEEYA FASHILKA IMTIXAANNADA DALLADEED IYO MIDKA DAWLADEEDBA?

Imtixaannada midaysan oo mid kastaba heer yahay laga billaabo dugsiyo hal hay’ad ay maamusho, kuwo dallad hoos taga, kuwo hal deegaan ku wada yaalla ilaa midka heer qaran oo ay maamusho Wasaaradda Waxbarashada waxaa laga leeyahay hal ujeeddo oo ah qiimaynta ardayga iyadoo loogu kuurgalayo hadba heerka ay joogaan ardayda laga qaadayo imtixaanka. Waxbarashadii dalka [...]