ARDAYDA DUGSIYADA MACALLIN JAAMAC IYO JAABIR BIN XAYAAN OO GARGAAR GAARSIIYEY C/SHAKUUR MACAASH TABANE

  Ardayda wax ka barata dugsiyada Macallin Jaamac iyo Jaabir Bin Xayaan oo hoos taga Mu'asasada Maka Al- Mukarama ayaa deeq gargaar ah gaarsiiyey C/shakuur Macaash Tabane oo ah wiil yar oo 10 sano jir ah lagana keenay miyiga Gobolka J/Hoose. C/shakuur waxa uu ka soo jeedaa qoys dan yar oo reer miyi ah waxaa [...]