8 12, 2017

TARTAN AQOONEEDKA DUGSIGA JAABIR BIN XAYAAN (FARACA AFARTA JARDIINO) OO LA SOO GEBOGABEEYEY F3E VS F2B.

Tartan aqooneedka heerka dugsiga sare ee dugsiga Jaabir Bin Xayaan (Faraca Afarta Jardiino) ayaa lagu soo gebogabeeyey xarunta dugsiga, tartankaan oo ah mid sanadkiiba laba mar la qabto ayaa teeramka hore ee sanad dugsiyeedka 2017/2018 waxaa isugu soo haray labada fasal ee kala ah F3E iyo F2B ka dib markii ay ka soo banbaxeen 17 [...]

8 12, 2017

GUDDIGA BARAYAASHA DUGSIYADA MU’ASASADA MAKA AL-MUKARAMA OO DEJIYEY IMTIXAANKA TEERAMKA 2017-2018

  Kulan ballaaran oo uu soo qabanqaabiyey Xafiiska Waxbarashada oo looga hadlayey siyaasadda tarbiyo - tacliineed ee Mu'asasada Maka Al-Mukarama iyo dejinta Imtixaanka Teeramka 2017/2018 ayaa lagu qabtay Xarunta Dugsiga Jaabir Bin Xayaan (Faraca Afarta Jardiino). Kulanka ayaa la isku isku weydaarsaday fulinta qorshaha waxbarasho ee u degsan Xafiiska Waxbarashada. Waxaa hadallo wax ku ool [...]

8 12, 2017

MUDANE LUQMAAN XAAJI BAARQAB OO LOO DOORTAY WASIIRU DAWLAHA MAALIYADDA EE MAAMUL GOBOLEEDKA HIRSHABEELLE

  Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 29/11/2011 looga dhawaaqay magaalada Jowhar xubnaha Golaha Wasiirrada Maamul goboleedka Hir shabeelle, waxaa ka mid ahaa wasiirrada la magacaabay Mudane Luqmaan Xaaji Baarqab oo ka mid ahaa ardaydii ka qalin jebisay dugsiyada Mu'asasada Maka Al Mukarama, waxaa wabarashadiisa Dugsiga H/Dhexe iyo sareba ku soo qaatay Dugsiga Maka Al [...]