21 10, 2017

DUGSIGA JAABIR BIN XAYAAN OO LAGA OOGAY SALAAD JINAASO AH.

Dhacdadii xanuunka badnayd ee ka dhacday Isgoyska Soobbe 14kii Oktoobar waxaa ay saamayn ku yeelatay qaybaha kala duwan ee bulshada. Ardayda oo ka mid ahaa dadkii ay dhibaatadu wax ka soo gaartay waxa ay dareen diineed iyo mid waddaniyeedba ka muujiyeen dhibka soo gaaray bulshada Soomaaliyeed.                   [...]

12 10, 2017

DUGSIGA JAABIR BIN XAYAAN OO HANTAY KOOBKA KUBBADDA CAGTA EE DUGSIYADA SARE EE HEER DEGMO

Ciyaar Kama dambays oo u dhaxaysay labada dugsi ee kala ah Jaabir Bin Xayaan iyo Yaaqshiid ayaa galabta oo ay taariikhdu tahay 12/10/2017 lagu qabtay garoonka Terri ee degmada Yaaqshiid, ciyaarta ayaa ahayd mid aad loo sugayey oo u dhaxaysay laba dugsi oo ka soo haray labaatan iyo dhawr dugsi sare oo u tartamayey dugsiga [...]