24 09, 2017

DUGSIYADA MU’ASASADA MAKA AL- MUKARAMA OO AY KA SOCDAAN IMTIXAAN BILEEDKA 2017/2018

Waxaa si habsami leh uga socda xarumaha dugsiyada hoos taga Mu'asasada Maka Al- Mukarama Imtixaan bileedka 2017/2018 oo si raxmi ah u billowday maalintii sabtiga oo ku beegnayd 23/09/2017, Imtixaanka ayaa soconaya muddo shan maalmood ah ujeeddada laga leeyahayna waxay tahay qiimaynta ardayga bilaha uu wax baranayey. Xafiiska Waxbarashada Mu'asasada Maka Al- Mukarama ayaa qorsheeyey [...]

24 09, 2017

GUDDOOMIYAHA ISBOORTIGA DEGMADA YAAQSHIID OO SOO BOOQDAY DUGSIGA JAABIR BIN XAYAAN (Faraca Afarta Jardiino)

Guddoomiyaha Isboortiga Degmada Yaaqshiid Md. Xasan Xuseen Maxamuud "Xasan Tahliil" ayaa soo booqday Dugsiga Jaabir Bin Xayaan (Faraca Afarta Jardiino), waxaa booqashada ku wehliyey Md. Abuukar Yuusuf Cali "Cijo" iyo Md. Cabdullaahi Cismaan Iimaan oo ka wada tirsan maamulka Isboortiga ee degmada Yaaqshiid. Booqashada ayaa ku soo beegmaysay ka dib doorashadii dhawaan loo doortay Md. [...]