13 08, 2017

TILMAAMAHA HOGGAAMIYAHA SUUBBAN (Qeybtii 2-aad)

Qaybta 2aad (Barnaamijka Tababarka Ardayda) Xallinta Khilaafka: Hoggaamiyaha hawshiisa yaqaan waa midka u guntada xallinta is fahamdarrada ka dhex jirta hay’adda uu hoggaamiyo, ha ahaado mid u dhaxeeya xubnaha uu maamulo ama mid u dhaxeeya isaga iyo xubnaha kale. Khilaafka iyo is fahamdaradu waxa ay sababi karaan burbur deg deg ah oo ku yimaada hay’adda [...]

13 08, 2017

Ku biiri aqoontaada

URURRADA CAALAMIGA INGIRIIS SOOMAALI African Union Midowga Afrika European Union Midowga Yurub Internatioan Footbal FedErtion Xiriirka Kubbadda Cagta ee Adduunka International Red Cross Laanqayrta cas ee Caalamiga International Olympic Committee Guddiga Olombikada Adduunka International Refugee Organization Ururka Qaxootiga Adduunka Red Crecsent Bisha Cas African development Bank (IDB) Bankiga Horumarinta Afrika North Atlantic Treaty Organization (NATO) [...]

13 08, 2017

Ma ogtahay?

Ma ogtahay in nooca dhiigga AB uu qaadan karo dhammaan noocyada kale ee dhiigga. Ma ogtahay in  beerku yahay qanjirka ugu weyn ee jirka bini’aadamka. Ma ogtahay in Caalimkii ugu horreeyey dalalka islaamka ee ku guuleystay Abaalmarinta Nopel Prize ee cilmiga Fiisigiska uu ahaa  Prof. Maxamed C/salaam oo u dhashay dalka Pakistan. Ma ogtahay in [...]

13 08, 2017

DHAMBAAL (Gabay)

Gabaygaan waxaa tiriyey Abwaan: Muxidiin Max’ed Nuur In dhaweyd dha’dii gabay ka tegay dhugashadeediiye In kastoy abwaaniin dhisani ay dhabtiba joogto Nin waliba midduu soo dhuftaa laga dhegaystaaye Waa inaad dhambaalkayga gabay sii dhedhemisaane Tartamada raggii noo dhigiyo dhaqankii suugaanta Rabbiyow inaad dhawrto yaan kuugu dhaawadaye Afartaa dha’dii maansadiyo arar dhiggeedii dheh Afar kale ma dhaafine [...]

12 08, 2017

AFKA IYO DHAQANKA

Afka Soomaaliga oo ka mid ah afafka looga hadlo geeska Afrika waxaa uu soo jiray intii ay Soomaali jirtay, in kasta oo qoraalkiisu dambeeyey haddana waxaa uu leeyahay waxyaabaha ay luuqadaha nooli leeyihiin tix iyo tiraabba. Hanaqaadka qoraalka afka Soomaaliga waxaa uu soo maray marxalado kala duwan ilaa uu gaaray heer bisayl ah ka hor [...]

12 08, 2017

DUGSIYADA MU’ASASADA MAKA AL- MUKARAMA OO KAALMAHA HORE KA GALAY IMTIXAANNADA DUGSIYADA SARE EE HEER QARAN 2016/2017

Waxaa dhawaan la shaaciyey natiijada imtixaannada dugsiyada sare ee heer qaran oo ay u fariisteen ku dhawaaD labaatan kun oo arday oo wax ka barata dugsiyada sare ee ku yaal bartamaha iyo koofurta dalka, imtixaannadaan ayaa ahaa kuwo ay maamulaysay Wasaaradda Waxbarashada ee heer federal saddexdii sano ee ugu dambaysay. Dugsiyada Mu’asasada Maka Al- Mukarama [...]

11 08, 2017

DUGSIGA JAABIR BIN XAYAAN OO KU GUULEYSTAY KOOBKA TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA GOBOLKA BANAADIR

Muddo bil ah ayuu maalin kasta Taleefishinka Universal u qabanayey ardayda dugsiyada sare ee Gobolka Banaadir tartan aqooneed lagu maamuusayey bisha barakaysan ee Ramadaan, dugsiyada tartanka ka qaybgalayey ayaa ahaa kuwo lagu soo xulay tayo aqooneed kuwaas oo ahaa dugsiyada hannaankooda waxbaridda dhallaanka lagu ammaanay. Maanta oo ay taariikhdu tahay 23/03/2017 waxaa la qabtay kulankii [...]