10 06, 2017

MU’ASASADA MAKA AL-MUKARAMA OO QABATAY AFUR WADAREED

Mu'asasada Maka Al- Mukarama ayaa fulisay afur wadareed ay ka qaybgaleen barayaasha, waalidiinta dugsiyada hoos taga Mu'asasada, waxaa kale oo afurka ka soo qayb galay waxgaradka deegaanka. Ujeeddada laga leeyahay afur wadareedka ayaa ah in la muujiyo wada noolaanshaha dadka muslimiinta ee ku guda jirtay gudashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Sanad kasta bishaan oo kale [...]

3 06, 2017

DUGSIYADA MU’ASASADA MAKA AL-MUKARAMA OO GUULO KA SOO HOOYEY TARTAMADA AQOONEED EE LAGU MAAMUUSAYO BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN.

Sanadihii ugu dambeeyey waxaa soo badanayey tartamada aqooneed ee ay warbaahinta Soomaaliyeed u qabato dugsiyada, degmooyinka iyo gobollada dalka, tartamadaan ayaa ujeeddada laga leeyahay ay tahay in kor loogu qaado garaadka aqooneed ee bulshada Soomaaliyeed. Dugsiyada Mu'asasada Maka Al- Mukarama ayaa ka mid ah dugsiyada ka qayb galaya tartamo aqooneed oo ay qabanayaan qaar ka mid ah [...]