19 04, 2017

SH.CALI WAJIIS OO KA MID NOQDAY ARDAYDII WAXTARKA LAHAYD EE KA BAXDAY JAAMACADDA MADIINA AL-MUNAWARA.

Sh. Cali Max'uud Xasan oo ka mid ah culumada waaweyn ee Soomaaliyeed ee wax ku baratay Jaamacadda Madiina Al- Munawara ee boqortooyada Sacuudiga ayaa ka mid noqday ardayda fara ku tiriska ah ee wax ku baratay Jaamacaddaas bulshadoodana ugu adeegay aqoontii ay ka kasbadeen. Ardayda ay xustay Jaamacadda ayaa isugu jiray kuwo xilal sare ka [...]

6 04, 2017

DAREEN ARDAY & SNTV

5 04, 2017

WAXQABAD

     

5 04, 2017

DUGSIGA MACALLIN JAAMAC OO SI XARRAGO LEH UGA BADIYEY DUGSIGA BADDA KOOBKA JAAMACADDA CITY.

Ciyaar Kubbadda Cagta ah oo sanadle ah isla mar ahaantaasna Jaamacadda City u qabato dugsiyada sare ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa isaga hor yimid labada Dugsi ee Macallin Jaamac oo hoos taga Mu'asasada Maka Al- Mukarama iyo Dugsiga Culuunta Badda oo ay maamusho Jaamacadda City, ciyaarta ayaa ahayd mid aad xiisa badnayd maadaama dugsiga Badda [...]

5 04, 2017

BARNAAMIJKA DAREEN ARDAY OO GARGAAR LAGU GAARSIIYEY BARAKACAYAAL SOOMAALIYEED

Dugsiyada Macallin Jaamac iyo Jaabir Bin Xayaan ayaa dhawaanahaan waday olole loogu magac daray "Dareen Arday" kaas oo lagu caawinayo barakacayaasha Soomaaliyeed oo ay abaaruhu saameeyeen, ardayda wax ka barata labada dugsi ayaa deeq ay iska soo ururiyeen gaarsiiyey xero ku taal Km 13 oo ay ku nool yihiin barakacayaal Soomaaliyeed oo ay ka muuqatay [...]