28 02, 2017

FARRIINTA BARAHA

Aqoonta Iyo Isbeddelka Wanaagsan Isbedelka wanaagsan ee ummaduhu ku tilaabsadaan waxaa udub dhexaad u ah aqoontooda, aragtidaan waxaa lagu tilmaami karaa mid aadanaha intiisa badani isku raacsanyahay. Ummad waliba inta aqoonteeda gaarsiisan tahay ayuu hurumarkeeda iyo isbedelkeeda nolashana gaarsiisan yahay, bulshada inta wax akhrisa ama wax qortaa ey aad ugu yartahay waxaa aad u yaraada hurukaca [...]

28 02, 2017

XAFIISKA MU’ASASADA SAMAFALKA AMAL OO MUQDISHO LAGA FURAY

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay  oo lagu furayay xafiiska Mu’asasada Amal ayaa lagu qabtay Hotel Safari ee magaalada Muqdisho, munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay waxqabadka Mu’asasada Amal oo hore si iskaa wax u qabso ah uga shaqaynaysay hawlaha samafalka, waxaa ka mid ahaa waxyaabaha la soo bandhigay kaalmo loo fidiyey muwaadiniin Soomaaliyeed [...]

26 02, 2017

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA EE AFKA HOOYO 21KA FEBRAAYO

Sanad kasta bisha febraayo 21keeda waxaa caalamka laga xusaa maalinta afka hooyo taas oo dhiirrigelin u ah luuqadaha kala duwan ee ay leeyihiin dadyowga ku nool caalamka. Jiritaanka luuqadaha iyo midabbada kala duwan ee bulshooyinka ku nool caalamka waa calaamad ka mid ah calaamadaha inna tusaya awooda eebbaha adduunka abuuray sida ay xusayso aayadda 22aad ee suuradda Al-Ruum. [...]

20 02, 2017

DUGSIGAH/DHEXE/SARE MACALLIN JAAMAC (Muqdisho – Soomaaliya)

Dugsiga Macallin Jaamac waxaa lagu sammiyey halyeygii waxbarasho ee dalka Allaha u naxariistee Macallin Jaamac Bilaal. Dugsiga oo ah mid gaar ah waxaa la aasaasay sanadkii 2004 xilli uu dalku ku sugnaa burbur iyo barakac, iyada oo ay aasaaskiisa lahaayeen aqoon yahanno Soomaaliyeed oo ku sugnaa dalka gudihiisa, dugsigu waxa uu hoos tagaa Mu’asasada Maka [...]

19 02, 2017

DUGSIGA JAABIR BIN XAYAAN (Muqdisho – Soomaaliya)

  DUGSIGA JAABIR BIN XAYAAN Dugsiga Jaabir Bin Xayaan waxaa uu hoos tagaa Mu’asasada Maka Al- Mukarama oo ka tirsan dalladda Fpens, waxaana la aasaasay sanadkii 2004, waxaa uu leeyahay shan farac oo kala ah: Dugsiga H/dhexe/ Sare Jaabir Bin Xayaan (Faraca afarta Jardiino). Dugsiga H/dhexe /Sare Jaabir Bin Xayaan (Faraca Wadajir – Ceel qalow) Dugsiga [...]

13 02, 2017

DHAGEYSO: DUGSIYADA JAABIR BIN XAYAAN (TACLIIN TAYEYSAN & TARBIYO TOOSAN)

4 02, 2017

TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA SARE EE MU’ASASADA MAKA AL-MUKARAMA 2016/2017

Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu daah furayey Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare ee Mu'asasada Maka Al- Mukarama ayaa lagu qabtay xarunta dugiga Jaabir Bin Xayaan (Faraca Afarta Jardiino) ee Magaalada Muqdisho. Xafladda waxaa ka soo qayb galay ardayda wax ka barata dugsiyada Mu'asasada Maka Al- Mukarama, Waalidiinta Ardayda, qaar ka mid ah Jaamacadaha [...]