30 01, 2017

DHIBBANE (SHEEKO GAABAN)

Soofe waxa uu dhashay gu’ ay colaado sokeeye aafeeyeen deegaan miyi ah oo dhaca dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya haysato, magaca Soofe waxaa loogu bixiyey iyadoo lagu horayey ciidan ku hilba qashay bannaanka jeeskooda ayaa hooyo Cawrala oo aqalkeeda kala agaasimaysay fool lagu soo tuuray, nasiib wanaag Ilaah baa u fududeeyey oo si sahlan u kala [...]

29 01, 2017

TACLIINTA IYO TIKNOOLAJIYADA CASRIGA

  Dunida aynu ku noolnahay waxa ay horumar baaxad leh ka gaartay dhinaca tiknoolajiyada taas oo looga maarmay hawlo badan oo lagu bixin jiray waqti iyo kharash fara badan, intaas oo ay dheer tahay tayada hawsha oo aad u sare martay. Tacliinta oo ah mid aan sinnaba uga maarmin la jaanqaadidda tiknoolajiyada casriga waxaa la [...]

29 01, 2017

WARARKA DUGSIYADA MU’ASASADA  MAKA AL-MUKARAMA

  Waxaa si habsami leh uga socda garoonka Sallaxa ee Menesota ee ku yaal degmada Yaashiid tartan Isboorti oo u dhaxeeya xulalka dugsiyada Mu’asasada Maka Al- Mukarama. Kooxaha ka qayb galaya ayaa gaaraya sideed kooxood. Ciyaartii koowaad waxaa lagu furay koox ku ciyaaraysay magaca dufcaddii 2015/2016 oo hore uga qalin jebiyey Dugsiga Jaabir Bin Xayaan(F.Jardiinka) [...]

29 01, 2017

Ardayda Kaalmaha Hore Ka Galay Imtixaanka Teeramka 2016/2017 Ee Dugsiyada Mu’asasada Maka Al-Mukarama

1- DUGSIGA JAABIR BIN XAYAAN (FARACA JARDIINKA) No Magaca Ardayga Fasalka Dhibcaha Boqolkiiba % Kaalinta 1. Deeqa Cismaan Cali F3A 192 96.0% 1aad 2. C/raxmaan Max’ed C/llaahi F3A 189 94.5% 2aad 3. C/majiid Macallin Muxidiin F3A 184.5 92.3% 3aad 4. Xasan Cali Axmed F3B 196.5 98.3% 1aad 5. Bashiir Cali Axmed F3B 189.5 94.8% 2aad 6. [...]

4 01, 2017

ADEEGSIGA TOGAN IYO MIDKA TABAN EE TIKNOOLAJIYADA

Caalamka aynu ku noolnahay waxaa uu ku tallaabsaday horumar baaxad leh, taasina waxaa sabab u ah aqoonta laga gaaray dhinaca tiknoolajiyada casriga ah. Waxaa marba marka ka dambaysa soo kordhaya adeegyo fara badan oo ay noloshu ku tiirsan tahay tiknoolajiyaduna sabab u tahay, waxaase is weydiin mudan sidee baan uga faa’iideysannaa tiknoolajiyadada dalkeenna ka taabba [...]