31 12, 2016

SIDEED KU DOORANAYSAA TAKHASUSKAAGA JAAMACADEED?

Waxaa la soo gudboonaada ardaydeenna dhammaysata waxbarashada dugsiga sare wareer iyo walbahaar ku aaddan sida ay ku dooran lahaayeen takhasuska waxbarashada sare ee jaamacadeed, arrintaan waxaan la wadaagnaa ardayda dunida saddexaad oo ay caqabadaha doorashada takhasuska jaamacadeed la soo gudboonaato marka ay ka gudbaan marxaladda dugsiga sare, mararka qaarna waxaaba laga yaabaa in ay arrintaani [...]

23 12, 2016

UGAASKII ARDAYDA (Sheeko gaaban)

Samatar wax a uu ahaa arday wax ka barta mid ka mid ah dugsiyada Magaalada Muqdisho , waxa uu eebbe ku mannaysatay hal abuur, firfircooni, xallinta khilaafka iyo isagoo caan ku ahaan nabad dhalinta. Intaas waxaa u dheerayd hab la dhaqan wanaagsan iyadoo had iyo jeer aan hareertiisa laga waayin ardayda dugsigiisa, isaga oo ahaa [...]

14 12, 2016

GUUSHA IMTIXAANKA

Nolosha ardaynimada oo ay ku lammaanan tahay hiigsi fog iyo mustaqbal u muuqanaya ardaygu inuu gaaro waxaa uu ka tusaale  qaataa dad ay waxbarashadu caawisay meel sarena ka gaaray nolosha dunida tan aakhirana aan seegin, dadka noocaas ah oo ay waxbarashadu bishay adduun iyo aakhirana shaqaysta waa hableeg sax ah oo mudan ku dayasho wanaagsan. [...]